Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb

Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaki ka muujiyey ciidamada Itoobiya ee gaaray magaalada Dhuusamareeb halkaasoo la filayo in dhowaan lagu qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug. Musharax Tuuryare ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya looga baahan yahay iney ilaaliyaan waajibaadka ay dalka ku soo galeen, ayna faraha kala … Continue reading Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb